Aqriso Magacyada Dadkii Ay Ciidamada Itoobiyaanka Ku Laayeen Deegaanka Awdiinle

0
53

Ciidamada itoobiyaanka ee ku sugan gobolka baay ayaa maalintii axada aynu soo dhaafney si ula kac ah waxaa ay u dileen odayaan bira mageyto ah oo ku sugnaa deegaanka awdiinle ee hoos tagta degmada baydhabo ee gobolka baay.

Odayaashan oo tiradooda lagu sheegey in ka badan 15 odey ayaan halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah dadkaasi la layeyey magacyadooda.

Dadkii-ciidamda-Itoobiya-laayey