Dhegeyso Maamullka Shariif Xasan oo Qiil u Raadinaaya Dadkii Ay Ciidamada Itoobiyaanka Ku Laayeen Deegaanka Awdiinle

0
31

Maamulka Shariif Xasan ayaa iyaga oo qiil u raadinaaya xasuuqa ay geysteen ciidamada itoobiyaanka waxaa uu faafahin bixiyey mid ka mid ah maamulka shariif xasan oo lagu magacaabo Xuseen Xasan oo la hadley warbaahinta magalada muqdisho.

Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.

Maamullka Shariif Xasan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maamullka Shariif Xasan Mobil