Dhegeyso Warbixin Ku Saababsan Dhibaatooyinka Ay Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amisom Ku Hayaan Gobolada Baay iyo Bakool

0
29

Deegaano ka tirsan gobolada baay iyo bakool ayaa waxaa laga dareemayaa xaalad aad u adag tan iyo markii ay ciidamada amisom iyo ciidan la sheegey iney ka tirsan yihiin dowlada federaalka ay kala wareegeen alshabab deegaanadaas ayaga ah.

Siid cali Muuse oo warbixin kasoo diyaariyey waakan ee nala dhegeysta.

Warbixin-Siidcali-Muuse-Maxamed-Ateera.

Halklan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Warbixin-Siidcali-Muuse-Maxamed-Ateera Mobil