Daawo Sawirka Maanta Amiin Camir Kusoo Qaatey Bogkiisa QUURSI+QABYAALAD/4.5= ETHIOPIA

0
166

Sawirka Amiin maanta uu kusoo qaatey bogiisa waa sawir ka turjumaya xaalada ay maanta somaliya ku sugan tahay taasoo aysan cidna dabool ka saarneyn fara gelinta iyo howlaha ay itoobiya ka heysa gudaha dalka somaliya ayadoo weliba mararka qaarkood aadba is leedahay somalinimadii aawey ma wexey ku biya shubatey jeeb buuxi iyo shisheeye in loo shaqeeyo.

QUURSI