Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo xaley Ka Qeyb Galey 26 Guradii Kasoo Wareegtey Somali Week Toronto

0
35

Magaalada toronto ee dalka canada ayaa habeenkii xaley waxaa lagu qabtey barnaamij aad u xiiso badan oo loogu dabaal degayey 26 guuradii kasoo wareegtey tartanka kubada cagta ee somali week oo sanad welba waqtigan oo kale lagu qabto magalada toronto, Xafladan ayaa waxaa ayaa waxaa kasoo qeyb qeyb galey gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliyeed prof maxamed cusmaan jawaari iyo qaar ka tirsan xildhibaanada dalka canada.

Gudoomiyaha baarlamaanka oo halkaasi ka hadley ayaa waxaa uu umada somaliyeed ku booriyey iney ilaaliyaan dhaqanka isla markaana ay ka qeyb qaataan siyaasada dalka canada isla markaana ay si sharaf leh kula noolaadaan.