Daawo Maamulka Degmada Wanleweyn oo Maalintii Shaley Rashin Mucaawino Ah Ku Qeybiyey Degmada

0
112

Maamulka degmada wanleweyn oo uu hor kacaayo gudoomiyaha degmada Maxamed Siidow ayaa maalintii shaley waxaa ay raashin mucaawino ah ku qeybiyeen degmada wanleweyn raashinkaas oo ay dowlada turkiga ugu tala gashey in la gaarsiiyo dadka tabaaleysan oo aan awoodin in ay helaan,

Rashin ayaa mudo laba maamood waxaa uu ku xayirnaa degmada afgooye halkaas oo sida aan kol hore idinkugu soo sheegney uu is hortaag ku sameeyey mid ka tirsan xildhibaanada xildhibaanada gacan ku rimiska ah ee maamulka Shariif Xasan.