Dhegeyso Gudoomiyaha Deegaanka Ceel Cade ee Maamulka Gobolka Gedo oo Ka Hadley Diyaarado Duqeyn Ka Geystey Degaankaas

0
180

Gudoomiyaha deegaanka Ceel-cade ee maamulka gobolka Gedo Cabdi Cali Qoorleex oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay Duqeynta ka dhacday deegaankaasi in lagu beegsaday Saddex goobood oo ay ku sugnaayeen Dagaalyahano ka tirsan Shabaab.

Waxa uu sheegay ujeedada ka dambeysa Duqeynta in ay aheyd goob ay ku shirayeen xubno ka tirsan Shabaab in lala beegsaday.

Hadalakiisana waxaa ka mid ahaa.

warbixin qansax dheere gedo

Halkan hoose kaga dhegeyso moobilkaada

Warbixin Qansax Dheere Gedo Mobil