98

Guddiga doorashooyinka somaliland oo xaley ku dhawaaqey natiijooyinkii kasoo baxay doorashada

Guddiga doorashooyinka Somaliland ee magaaladda Hargeysa, ayaa ku dhawaaqay natiijadii doorashadii degmooyinka magaaladda Hargeysa, kaas oo si weyn loo hadal hayey.

Degmooyinka Hargeysa oo ah mid aad u balaaran oo lagu kala harayey maalmihii u dambeeyey la sugayey, ayaa si rasmi ah xalay lagaga dhawaaqay xarunta Guddiga doorashooyinka oo amnigeedda aad loo adkeeyey.

Xisbiyada iyo ururadu waxay u kala heleen sidan:

I. Xisbiga KULMIYE

wuxuu wadarta guud ee codadka magaalada ka helay 61,956 cod oo u dhiganta toddoba xildhibaan oo kala ah:

1. Xanad Xaashi Axmed Caydiid (5474 cod) Murashaxa ugu codadka badan.
2. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) (4,455 cod).
3. Cismaan Xasan Faarax Waxar (4,151 cod buu helay)
4. Ing. Yuusuf Warsame Siciid (3793 cod buu helay)
5. Axmed Siyaad Muxumed Giire (3625 cod buu helay)
6. Axmed Daahir Axmed Magan. (3484 cod buu keenay)
7. Cabdi Cali Yuusuf Liibaan.(3265 cod buu helay)

II. xisbiga UCID

waxa uu wadarta guud ahaan helay 35,823 cod, waxaana usoo baxay afar xildhibaan oo kala ah:

1. Maxamed Aw Aadan Wayrax (4,477 cod buu helay)
2. Khadar Ibraahim Axmed Maax.(3544 cod buu helay)
3. Cabdicasiis Maxamed Xaashi. (3003 cod buu helay)
4. Maxamed Cabdi Aadan Yuusuf.(2266 cod buu helay).

III. Ururka UMMADDA

magaaladda waxa uu ka helay 25,307 cod,waxaana usoo baxay 3 xildhibaan oo kala ah:

1. Axmed Cali Haybe Nuur (3786 cod ku soo baxay)
2. Khaalid Cabdi Cawad Abyan oo helay (2949 cod)
3. Mustafe Cismaan Daahir Aadan oo ku soo baxay (2861 cod)

IV. Ururka DALSAN

wuxuu magaalada Hageysa ka helay 20060 cod, waxayna u dhigan tahay laba xildhibaan oo kala ah:

1. Cabdicasiis Aadan Habane Maxamed wuxuu helay (3589 cod)
2. Fu’aad Saxardiid oo helay (2499 cod).

V. ururka RAYS

wadarta guud waxa uu helay 11865 cod, waxayna u dhigantaa hal xildhibaan oo ah: Khadar Xuseen Cali Ismaaciil wuxuu helay 1877 cod.

VI

. Ururka WADANI waxa uu wadarta guud helay 39369 cod oo u dhiganta afar xildhibaan oo kala ah:

1. Maxamed Warsame Caalin (Timacadde) wuxuu helay (5315 cod).
2. Cabdiqani Yuusuf (Ina macalin) wuxu helay (2969 cod).
3. Cabdilaahi Aadan Cali (Cabaas) waxa u codeeyey (2902 cod).
4. Cabdirisaaq Faarax Xasan Qawdhan oo helay ( 2621 cod).

VII. Ururka XAQSOOR

wadarta guud ee u codaysay waxay tahay 33,366 cod, waxaanu helay afar xildhibaan oo kala ah:

1. Saleebaan Daahir Raagsaalle oo ku gudbay 4558 cod.
2. Cabdilaahi Aw Aadan Maxamed Cawl (2899 cod).
3. Cabdilaahi Siciid Faarax Diiriye (2719 cod).
4. Deeq Ducaale Cismaan Guuleed (2364 cod).

Daafeet.Com


<


daafeet.com Kala Soco Warar Xaqiiqo Ah Email:comments@daafeet.com Email:webmaster@daafeet.com

daafeet.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Fadlan Riix hoose hadaad tahay ilbax

WARARKII KU DHAAFAY

afgooye Daawo Beel Weynta Geledi oo Maanta Gogol Ay Ku Mideysan Yihiin Ka Furey Degmada Afgooye
- May 30, 2016
Beelweynta geledi ayaa maanta waxaa ay gogol weyn oo ay ku mideysan yihiin ka ...
1 Daawo Golaha Qurba Joogta Koonfur Galbeed oo Shaley Xafiis Ka Furatey Magalada Baydhabo
- May 30, 2016
Magalada baydhaba ayaa maalintii shaley waxaa lagu qabtey kulan ay kasoo qeyb galeen bulshada kala ...
court Dhegeyso Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Xukuno Kala Duwan Ku Ridey Ragii Loo Heystey Qarxinta Dayaaradii Daalo Airline
- May 30, 2016
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday dadkii ...
fowzi Dhegayso…Dr Fowzi Cabdinuur”Waxaan u shaqayn doonaa ummadda Anagoo baahidooda si gaar ah u eegayno”
- May 30, 2016
            Iyadoo maalin nimadii shalay Golaha Qurbajoogta KoonfurGalbeed xafiis ka furteen magaalada Baydhabo isla markaana ...
nuune Dhegayso…Madoobe Nuunoow”Todoba arday ayaan shaqo u balan qaaday”
- May 30, 2016
            Wasiirka Xanaanada Xoolaha maamulka Shariif Xasan Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa waxa uu maanta magaalada ...
abaa Dhegayso..CASHARKA 31AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC
- May 30, 2016
              Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa ...
FB_IMG_1464520283070 Dhegeyso Golaha Qurbo Joogta Koonfur Galbeed oo Maanta Xafiis Ka Furtey Magalada Baydhabo
- May 29, 2016
Waxaa maanta lagu daahfurey magaalada Baydhabo laguna furi doonaa Xafiis xaruun u ah Soomaaliya ...
deeq Daawo Dowlada Jabuuti oo Maanta Deeq Raashin Ah Gaarsiisey Dadku Ku Barakacay Fatahaadii Ka Dhacdey Baledweyne
- May 29, 2016
Dowlada jabuuti ayaa maanta waxaa ay deeqo isugu jira Bariis, Sokor, Bur iyo Saliid, ...
puntland Dhegeyso Duqii Hore Magaalada Gaalkacyo ee Puntland Col. Siciid Cabdi Faarax oo Gurigiisa Nin Itoobiyaan Xoog Kaga Heysto
- May 29, 2016
Sarkaal ka tirsan Qunsuliyada Itoobiya ay ku leedahay magaalada Garowe, ayaa lagu eedeeyay in ...
Yuusuf Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka banaadir oo Ugu Baaqey Xukuumada Iney Keento Xuquqda Gobolka Banaadir
- May 29, 2016
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusud Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay tahay ...