Daawo Duubabka Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Si Adag Uga Hadley Qodobadii Kasoo Baxay Shirka wadatashiga

0
30

Duubabka-dhaqanka gobolka Hiiraan oo si wadjir ah maanta shir jaraa’id ugu qabtay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa si adag uga hadlay Qodobbadii dhawaan laga soo saaray Shirkii Wada-tashiga ee Hoggaamiyayaasha Somalia ugu soo Dhammaaday magaalada Muqdisho.

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka hadlay shirka jaraa’id hadaladiisa waakan ee nala daawada.