Ogeysiis Dhamaan Bulsho Weynta Koonfur Galbeed Meel Walba oo Ay Dunida Ka Joogaan

0
39

Golaha Qurbo Joogta KoonfurGalbeed waxaa ay idinku war gelinayaan in Maalinta oo Sabti ah Taariikhduna tahay 20 bisha Ogost 2016 uu marti noogu yahay golaha qurbo joogta koonfur galbeed gudoomiyaha degmada baydhabo C/laahi Cali Watiin.

Gudoomiyaha su’aalaha aan weydiin doono waxaa ka mid ah.

1- Warbixin guud oo ku saabsan xaalada guud ee degmada baydhaba.
2- Su’aalo ku saabsan dhinaca arinaha bulshada
Gudoomiyaha ayaa ka jawaabi doona su’aalahan iyo sua.aalo kale oo aad nasoo weydiin doontaan haduu alla idmo

iyo suaalo kale, Hadii aad heysaan suaal ka baxsan inta aan soo sheegney kusoo dira commentiga

Wareysiga martida waxaa uu bilaaban doonaa saacadan hoose ku qoran.

Somaliya 8:00 fiidnimo, Toronto 12:00pm, Mnpls 11:00Am London 17:pm halka yurub inteeda kale ay ka noqon doonto 18:00pm

Haddii aad qaarada africa ka soo galeyso waxaad soo tiigsataan labadan number Kenya +254 (0) 20 5231033

South Africa +27 (0) 87 825 0107 PSW 548879#

Haddii aad kasoo galeyso wadamada qaliijka waxaad naga soo tiigsan kartaan GCC/Arabian Peninsula +973 1656 8325

PSW 548879#

Hadii aad kasoo galeyso qaarada Australia waxaad naga soo tiigsan kartaan Australia +61 (0) 3 8672 0185 PSW 548879#

Dalka Ingiriiskana waxaad inaga soo tiigsan kartaan United Kingdom +44 (0) 330 606 0527 PSW 548879#

Qaarada North Americana waxaad naga soo tiicsataan United States (712) 775-7035 PSW 548879#

Caalamka intiisa kalana waxaa ay si toos ah numbarka uga qaadan karaan shaxda hoos ku xusan:-

Access Code Pin: 731216
Australia +61 (0) 3 8672 0185
Austria +43 (0) 732 2781155
Belgium +32 (0) 9 324 29 17
Brazil +55 61 4040-4314
Bulgaria +359 (0) 2 495 1527
Canada (712) 775-7060
Chile +56 (0) 44 890 9161
China +86 (0) 510 6801 0117
Costa Rica +506 4000 3885
Croatia +385 (0) 1 8000 065
Cyprus +357 77 788854
Czech +420 225 852 060
Denmark +45 78 77 36 35
Dominican Republic (829) 999-2585
Estonia +372 614 8061
Finland +358 (0) 9 74790032
France +33 (0) 1 80 14 00 56
GCC/Arabian Peninsula +973 1656 8325
Georgia +995 (0) 706 777 110
Germany +49 (0) 89 143772955
Guatemala +502 2458 1416
Hungary +36 1 987 6821
Iceland +354 539 0323
Indonesia +62 (0) 21 51388813
Ireland +353 (0) 1 437 0318
Israel +972 (0) 76-599-0026
Italy +39 06 8997 2187
Japan +81 (0) 3-5050-5075
Kenya +254 (0) 20 5231033
Latvia +371 67 881 516
Lithuania +370 (8) 37 248962
Luxembourg +352 20 30 10 03
Malaysia +60 (0) 11-1146 0070
Mexico +52 (01) 899 274 5015
Netherlands +31 (0) 6 35205061
Nigeria +234 (0) 1 440 5221
Norway +47 21 93 53 35
Pakistan +92 (0) 21 37130640
Panama +507 838-7821
Poland +48 32 739 96 40
Portugal +351 21 114 3145
Romania +40 (0) 31 780 7760
Slovakia +421 2 333 255 32
Slovenia +386 (0) 1 828 03 25
South Africa +27 (0) 87 825 0107
South Korea +82 (0) 70-7686-0015
Spain +34 931 98 23 70
Sri Lanka +94 (0) 11 5 322961
Sweden +46 (0) 31 781 06 26
Switzerland +41 (0) 43 550 70 55
Taiwan +886 (0) 985 646 917
Turkey +90 (0) 212 988 1713
Ukraine +380 (0) 89 323 9978
United Kingdom +44 (0) 330 606 0527
United States (712) 775-7035
Vietnam +84 (0) 4 7108 0080