Daawo Dood Aad U Xiiso Badan oo Dhex Martey Aqoonyahano Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed

0
40

Barnaamijka mataabiyaale oo ay arbaco walba kasoo baxa telefishinka somali channel ayaa isbuucan waxaa lagu soo qaatey barnaamij aad u xiiso badan oo ka hadlaaya arinta dhabta ah ee haysata koonfur galbeed taasoo hadii aan laga gaarin sida ay sheegeen qaar ka mid ah aqoonyahanadan gol dheeer lagu rido doono weligeedna ay kasoo bixi doonin.

Bal nala daawada doodan qof kastowna adiga oon caatifad ku qaadin fiiri waxa dhabta ee ka jira deegaanada koonfur galbeed kadibna ka dhiibo fikirkaada,