Dhegeyso Gudoomiyiaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Sheegey Halka Lagu Aasi Doono Genarale Maxamed Cali Samatar

0
24

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Saakay uu la kulmay Madaxweynaha iy Ra’isal Wasaaraha uuna kala hadlay sidii Magaalada Muqdisho loogu aasi lahaa Alle ha u naxariistee General Maxamed Cali Samatar.

Hadaldiisana waxaa ka mid ahaa.

Prof-Maxamed-Cusmaan-Jawaari

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Prof Maxamed Cusmaan Jawaari Mobil