Dhegeyso Xildhibaan C/laahi-Sheekh Ismaaciil oo Xukuumada Ugu Baaqey Iney Dib u Hishiin Dhab Ah Sameyso

0
33

Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka oo la hadley warbaahinta ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay in ay bilaabaan Barnaamijyo dib u heshiisiin ah taasoo aan weli si dhab ah uga dhicin dalka.

Hadaldiisana waxaa ka mid ahaa.

Xildhibaan-Cllaahi-Sheekh-Ismaaciil

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Cllaahi Sheekh Ismaaciil Mobil