Daawo Dood Aad U Wanaagsan oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Xisbiga Cadaalada

0
35

Dood cilmiyeed uu soo qaban qaabiyey gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Maxamed Nuur Tarsan looguna magac darey “halka ayey Soomaaliya u socotaa” sidoo kalena lagu soo bandhigayey talooyin ku aadan xalka ama doorka dadka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin.

Doodan ayaa waxaa kawada qeyb qaadan doona qaar ka mid ah siyaasiyiinta Xisbiyada dalaka (Maxamed NuurTarsan, Axmed Fiqi, Salaad Cali Jeele,Daahir Guutaale Xildhibaano: (Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi iyo Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf ), iyo xubin ka mid ah guddiga doorashada heer federaal(Saciid Qorsheel).

Halklan hoose ka daawada.