Dhegeyso Faahfaahin Dheeri oo Kasoo Baxeysa Qarax Maanta Ka Dhacay Xarunta Dowladda Hoose ee Magaalada Gaalkacyo

0
47

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxyo Ismiidaamin ah oo Saaka lagu Weeraray Xarunta Dowladda Hoose ee Magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Qaraxyada ayaa waxaa ku dhintay sida la sheegey illaa 20 Qof,halka dhaawacu uu ka badan yahay illaa Afartan kale sida ay sheegeen Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland.

Halkan hoose ka dhegeyso warbixintii oo dhan.

Dhegeyso Warar Dheeri ah Qaraxii Gaalkacyo

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Dhegeyso Warar Dheeri ah Qaraxii Gaalkacyo Mobil