Dhegeyso Taliye Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Ka Hadlaya Dagaalo ka Dhacay Deegaano Hoos Taga Gobolka baay

0
27

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska gaarka ah ee Maamulka Shatiif xasan Maxamed Isaaq Cari Case oo la hadley warbaahinta isaga oo ka warbixinaya dagaal ka dhacay deegaanadaas ayaa sheegay dagaalka ka dhacay Buulo-xaawo in ciidanka ay ugu suura gashay in ay la wareegaan deegaankaasi iyo Tuulooyin hoostaga.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Maamulka Shariif Xasan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maamulka Shariif Xasan Mobil