Maamulka Somaliland ayaa Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya ku eedeeyeen in ay burburiyeen Heshiisyo ay horay u wada gaareen.
Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha gudaha Axmed Aadan Ismaaciil ee Somaliland ayaa sheegay in in ay muhiim tahay in dib loo bilaabo wada hadalada Somaliland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada