Nala Dhegeysta Hordhac Qeyb Ka Mid Ah Barnaamijki Intee Iin Jeedne Oo Ay Marti Noogu Ahaayeen Aqoonyahan Fowzy iyo Aqoonyahan Bashiir

0
36

Waxaan maalmaha soo socda indiin soo gudbin doonaa barnaamij cusub oo la magac baxay intee iin jeedne oo ay iska kaashan doonaan warbaahinta Ishabaydhaba,Daafeet Media iyo Wadajir radio barnaamijkaas oo noqon doona mid isbuucle ah waxaana kaga hadli doonaa guud ahaan dalka somaliya gaar ahaan koonfur galbeed.

barnaamijka intee in jeedne

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

barnaamijka intee in jeedne mobil