Daawo Dhismaha Cisbitaalka Deegaanka Ow Cusmaan ee Degamada Wanleweyn oo Bilowdey

0
35

Deegaanka Ow Cusmaan ee degmada wanleweyn waxaa maalintii daraad ka bilowdo dhismaha cisbitaalka haweenka iyo dhalaanka kaasoo baahi weyn loogu qabey sidii loogu hirgelin lahaa deegaanka howshan fulinteeda ayaa waxaa ka qeyb qaatey bulshaweynta somaliyeed ee ku kala nool daafaha aduunka ayadoo qof waliba waxa uu markaasi awoodey ugu deeqey sadaqo jaariyaad sida aadka ah ay ugu baahnaayeen shacabka ku nool deegaanka owcusmaan ee degmada wanleweyn.