Daawo Xaflada Furitaanka Dugsiga Hoose Dhexe ee Aw Cusmaan oo Laga Hir Geliyey Deegaanka Aw Cusmaan

0
93

Waxaan halkan maanta oo ay taariikhdu tahay 17 bishii Setember 2016 idinkugu soo gudbin doonaa haduu alaha awooda leh ka raali noqdo xaflada furitaanka dugsiga hoose dhexe ee aw cusmaan oo ay dhismihiisa fuliyeen qaar ka mid ah jaaliyada qurbo joog ee beesha jambaluul.

Xafladan furitaanka dugsigan ayaa waxaa kasoo oo ay kasoo qeyb galey dhamaan Ugaasyada, Odayaasha, Dhalinyarada, Haweenka iyo Waxgaradka beel weyna shanta caleemood ee degmada wanleweyn xafladan ayaa waxaa ay ka dhacdey maalintii khamiista oo ay taariikhdu aheyd 15 bishii sep 2016 deegaanka aw cusmaan ee degmada wanleweyn sidaas iyo daawasho wacan.