Laba Qarax oo is daba joog ah oo ka dhacay Degmada Jowhar

Qaraxyo is daba joog ah ayaa waxaa ey ka dhaceen Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Qaraxyada oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa ay ka kala dhaceen labo xaafad oo kamid ah Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe

Qaraxa koowaad ayaa wuxuu ka dhacay Xaafada Horseed ee Magaaladaasi kaasi oo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay waxaana la sheegay inuu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso

Qaraxa labaad ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhacay xaafada Hantiwadaag ee Degmada Jowhar kaasi oo isna aan la ogeyn khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay.

Qaraxa ka dhacay Xaafada Hantiwadaag ayaa la sheegay inuu ka dhacay Saldhiga Degmada Jowhar kaasi oo aan isna la ogeyn khasaaraha kasoo gaaray ciidanka Saldhiga ku sugan.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

xildhinaada Xildhibanada barlamanka oo mar kale Kalsoonida siiyey Xukuumada Mooshinkiina daaqada ka saarey
- May 22, 2013
Xildhibaannada baarlamaanka ayaa dib uga laabtay maanta Mooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida ...
AU_&_Somalia_1 Ra’iisul wasaaraha Dalka Somaliya oo maanta la kulmey Wakiilka Midowga Africa u qabilsan Somaliya
- May 22, 2013
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu ...
mooshin Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...
DSC03383 Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada
- May 22, 2013
Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan ...
barlaman Xildhibanada Barlamanka oo maanta ka doodi doona Moshinkii dhawaan la horgeeyey Barlamanka
- May 22, 2013
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ey ka doodaan mooshin ka dhan ...