Dhegeyso:Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Arimaha Bada ee La Isku Heysto

0
44

Ra’iisul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta shir jara’id ku qabtaay Magaalada Garoowe ayaa si Faahfaasan uga hadlay Badda ay Dalalka Somalia iyo Kenya isku haystaan, Taasoo dacwadeedu ka socota Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ee Dalka Holland.

Sharma’arke ayaa sheegay in muranka badda dalalka Kenya iyo Somalia inay so billaabtay Sannadkii 2005-tii, markaaso dalka Kenya ay xadbadeedka hadda lagu muran-sanyahay ay u jeexadeen qaabka ay hadda ku doodayaan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

reysulwasaare-cumar-cabdirashiid

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

reysulwasaare-cumar-cabdirashiid-mobil