Dhegeyso:Wasiirka Arimaha Gudaha oo Sheegey In Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe Si Wanaagsan Ku Socdo

0
30

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug ayaa ka sheegay in Dhismaha Maamulka loo sameynayo Labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabellaha Dhexee u socdo si Hamsami leh islamarkaana ay Wasaaraddu ku rajo weyn tahay in Maamul ay ku mideysan yihiin Bulshada Labada Gobol uu ka soo baxo halkaas.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

cabdirahmaan-odawaa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

cabdirahmaan-odawaa-mobil