Aqri Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Reysulwasaaraha Kuna Socota Wasaaradaha Amniga Iyo Wasaarada Warfaafinta

0
251

Warqad Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dolwadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa Wasaaradda Amniga iyo Wasaaradda Warfaafinta lagu amray in ay dhowraan Xuquuqda Musharaxiinta.

warqad