Dhegeyso Madaxweynihii Hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed oo Iska Fogeeyey Dacwada Bada

0
33

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo markii ugu horeysey ka hadley Dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee la xiriirta Muranka Badda ayaa sheegay in Heshiiskaasi wanaag iyo xumaan waxa uu keeno in Mas’uuliyadiisa ay qaadayaan Ra’iisul Wasaarihii xilligaasi jirey iyo Wasiirkii saxiixay, isaguna aan waxba ka ogeyn is afgaradka dhexmaray Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ee arrintaasi ku aadan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

shariif-sheekh-axmed

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

shariif-sheekh-axmed-mobil