Dhegeyso:Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka oo Sheegey In Hada Ka Dib Ciidamada Dowlada Mushaarkooda Si Joogto Ah u Heli Doonaan

0
37

Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hada kadib Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Mushaaraadkooda ay si joogto ah u qaadan doonaan.

C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay in ay diyaariyeen Qorshe cusub oo Ciidanka Xoogga Dalka ay ku qaadan doonaan Mushaaraadkooda.

wasirka-gashan-dhiga

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

wasirka-gashan-dhiga-mobil