DAAWO VIDEO: WALAALAHA MUSLIMIIN WAXA LA IDINKA CODSANAYAA HADII AAD AWOODAAN IN AAD CAAWISAAN QOF NAAFO AH OO KU DHIBATEYSAN DEGMADA XUDUR

0
35

Muuqaal Naxdin leh, Waa 40 jir Curyaan oo Derbe jiif ah oo ku nool magaalada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool Ee Koonfur Soomaaliya.

wuxuu ku socdaa Jowaan iyo Baako uu isagu sameystey malahan wax caruur ah mahaysto Hoy uu ku hoydo, mar aan la kulmay wuxu ii sheegey in uu codsanayo in la caawiyo weliba uu sigaar ah u codsanayo wax uu uu ku socdo maadaama mudo ka badan 7 sano uu sidaan yahay.

Dhibaatada uu qaba waxa kale  ka mid ah; Saxaradii oo dhibeyso isla markaana uu ka soo saaro Gacamiisa.
Hadaba cid kasta oo caawin karta waxan leeyahay banni’aadanimo u caawi waa arin shaqsi kasta dareemi kara xanuunkeeda.
Yaa Alle dartii Gaari ugu Caawiya.

       Kala Xariir Tell:252 615158318