wp_flash_img_show will display here (config: default)

Xaalada Degmada Jowhar oo Maanta Degan

Xaalada magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta inta badan caadi ah oo xasilloon kaddib markii shalay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku haynta magaaladaas.

Guddoomiyaha degmada Jowhar Maxamed Amiin ayaa sheegay inay xasilloon tahay magaalada, isla markaana ay dib u furmeen goobaha ganacsiga iyo waxbarashada.

Amiin wuxuu sheegay inay ciidamada wadaan howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada, isagoo rajo ka muujiyay inay ku guuleysan doonaan sugidda ammaanka.

Talaabadan ayaa wexey ka mid tahay kuwo alshabab looga safinayo guud ahaan gobolada dalka ayadoo inta badan laga sifiiyey koonfurta dalka somaliya walow ey ku sugan yihiin qeybo ka mid ah kofurta somaliya.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii U Danbeeyay

Masjid al hikma Daawo:- Xaflad Qalin Jebin Quraanka Kariimka oo Xaley lagu qabtey Masjid Al Hikma Ee Magalada Toronto
- Jul 4, 2015
Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa xaley oo ay bish ramadaana ay ku beegneyd ...
mudug Daawo:-Ugaaska Beesha Sade iyo Qaar Ka Tirsan Odayaasha Deegaan oo Kasoo Horjeestey Natiijada Shirka Cadaado
- Jul 4, 2015
Ugaaska beesha sade iyo qaar ka tirsan odayaasha deegaanada gobolada dhexe ayaa si cad ...
gudaha Cabdikariin Guuleed oo Ku Guuleystey Xilka Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug
- Jul 4, 2015
Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka mid ahaa Murashaxiintii u tartamayay doorashada madaxweynaha maamul goboleedka ...
afgooye Daawo Sawirada Degmada Afgooye oo Laga Hirgeyey Jaamacadii Ugu Horeysey Ebid Ay Yeelato
- Jul 3, 2015
Degmada afgooyeee gobolka shabeelaha hoose  ayaa waxaa ay magalada muqdisho u jirtaa in ka ...
barawe Degmada Baraawe oo Noqotey Degmo Dadkeeda Laga Ganacsado
- Jul 3, 2015
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas ...