Dhegeyso:Ergooyin Isaga baxay Shirka Maamul U Sameynta Hiiraan iyo Shabelaha Dhhexe

0
28

Ergooyinkii ka qeyb galayay shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa isaga baxay shirka, kaddib kadib markii Wasaaradda arrimaha gudaha u sheegtay in aysan jirin wax dhaqaale ah oo loogu tala galay ergada.

Ergada oo loo qeybiyay saaka dastuurka maamulka labada gobol ayaa isaga baxay hoolka shirarka, iyagoo diiday inay sii fadhiyaan kana doodaan dastuurka.

ergada-shirka-jowhar

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

ergada-shirka-jowhar-mobil