Daawo Raysulwasaare Ku Xigeenka Xukuumada Federaalka oo Maanta Gaarey Magalada Baladweyne

0
25

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta Gaaray Xarunta Gobolka Hiiraan ee Beledweyne.

Wafdiga Ra’iisal wasaare ku xigeenka, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo, iyadoo intaa kaddibna loo soo galbiyay xarunta maamulka magaalada Beledweyne.