Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
45

Dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan qowmiyada digil iyo mirifle waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Suldaan Caliyow Suldan Ibrow Suldan Talasow waxaa ayna uga tacsiyeynayaan geeridii naxdin laheyd ee ku timid Ing Maxamed Caliyow Ibrow oo maanta gelinkii hore ku geeryoodey magalada manneeapolis ee gobolka minnesta ee dalka markeynka.

waxayna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha idinka siiyo janadii fardowsana ilaahey haka waraabiyo alaahuma aamiin.