Halkey mareysaa howlihii ku saabsanaa Maamul u sameynta Jubooyinka

Howsha Maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka oo mudooyinkanba hadal haynteedu si weyn looga dareemay dalka gudahiisa iyo dibadaba,inkastoo ilaa iyo hadda ayan qabsoomin shirweyne looga hadlayo Maamul Goboleedka Juboland,balse hadana waxaa magaalada Kismaayo ka soconaya Wadaxaajoodyo halkaasi ay ku leeyihiin Beelaha Qaar.oo la doonayo sidii looga tashan lahaa Maamulkaasi.

Arimahana ayaa dhinaca kale waxaa dabada ka riixaya Dowlada Kenya ee Ciiidamadeedu ay ku sugan yihiin Gobolka Jubada hoose iyo deegano ka tirsan Gobolka Gedo iyo weliba Urur Goboleedka IGAD,inkastoo Dowlada Soomaaliyana dhinacadeeda ayan ku qanacsaneen Qaabka ay wax u socdaan.

Deegaanada la doonayo in ay ku midoobaan Maamul Goboleedka oo kala ah Gobolada J/Hoose,J/Dhexe iyo Gedo ayaa intooda waxan Waxaa gacanta ku haya Xarakada Alshabaab oo dagaal kala soo horjeeda Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowlada Soomaaliya.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

kary Gudomiyaha Ururka Midowga Africa oo maanta la kulantey Xoghayaha Arimaha Dibada Mareykanka
- May 25, 2013
Wafuuda caalamiga ah ee ka qeyb galeysa shirka 50-sanad guuradii ka soo wareegatay Gudoomiyaha ...
Shirkii_IGAD_3 Wadamada ku bahoobey Igad oo isku raacey in Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka lagu qabto Magalada Muqdisho
- May 25, 2013
Madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD oo shir socday illaa xalay ku yeeshay ...
jubaland Maamulka Jubooyinka oo ka digey in fara gelin lagu sameeyo Jubooyinka
- May 25, 2013
Maamulka Jubaland ee dhowaan looga dhawaaqay Kismaayo ayaa uga digay dowladda federaalka Soomaaliya in ...
baris Ciidamada Boliska iyo Amisom oo maanta howlgalo ka wada qeyb ka mid ah Magalada Muqdisho
- May 25, 2013
Ciidamada booliiska iyo nabadsugidda Soomaaliya iyo booliiska AMISOM ayaa howgallo baaritaanno ah kawada saakay ...
igado Wasiirada arimaha dibada ee Igad oo maanta ku kulmey Adis-Ababa
- May 24, 2013
Wasiirada arrimaha dibedda ee urur goboleedka IGAD, ayaa kulan xasaasi ah oo looga doodayo ...