Howlgalo laga sameeyey Degmada wanleweyn oo dhalinyaro badan lagu soo xirxirey

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Wanlaweyn ee degmada Shabeellaha Hoose waxay ku soo xireen 12 dhallinyaro ah oo lagu tuhmayo inay wax ka ogaayeen qarax shalay halkaas ka dhacay.

Guddoomiyaha degmada Isaaq Maama ayaa sheegay in dadka la xiray lala xiriirinayo qarax loo adeegsaday bambada gacanta laga tuuro oo lala beegsaday gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan dowladda.

Isaaq wuxuu intaas ku daray in dhallinyarada lagu qabtay howlgalka lagu xiray saldhigga magaalada si loogu sameeyo baaritaan dheeraad ah.

Si kastaba arintu ha ahaatee qaraxan shaley ka dhacay decmada ayaan geysan wax dhibaato ah balse ujeedada howlganka ayaa ah mid lagu sugayo amaanka degmada si eysan u dhicin qaraxyadan oo kale.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

kary Gudomiyaha Ururka Midowga Africa oo maanta la kulantey Xoghayaha Arimaha Dibada Mareykanka
- May 25, 2013
Wafuuda caalamiga ah ee ka qeyb galeysa shirka 50-sanad guuradii ka soo wareegatay Gudoomiyaha ...
Shirkii_IGAD_3 Wadamada ku bahoobey Igad oo isku raacey in Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka lagu qabto Magalada Muqdisho
- May 25, 2013
Madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD oo shir socday illaa xalay ku yeeshay ...
jubaland Maamulka Jubooyinka oo ka digey in fara gelin lagu sameeyo Jubooyinka
- May 25, 2013
Maamulka Jubaland ee dhowaan looga dhawaaqay Kismaayo ayaa uga digay dowladda federaalka Soomaaliya in ...
baris Ciidamada Boliska iyo Amisom oo maanta howlgalo ka wada qeyb ka mid ah Magalada Muqdisho
- May 25, 2013
Ciidamada booliiska iyo nabadsugidda Soomaaliya iyo booliiska AMISOM ayaa howgallo baaritaanno ah kawada saakay ...
igado Wasiirada arimaha dibada ee Igad oo maanta ku kulmey Adis-Ababa
- May 24, 2013
Wasiirada arrimaha dibedda ee urur goboleedka IGAD, ayaa kulan xasaasi ah oo looga doodayo ...