Aqriso Magacyada iyo Reerka Ay u Dhasheen Askartii Xaley Lagu Laayey Degmada Afgooye

0
29

Weerarkii aslhabab sahely gelinkii dambe ku qaadey xarunta taliska Daraawiishta Degmadda Afgooye ayaa waxaa ku dhintey askar intooda badan jkasoo jeeda hal beel oo ka tirsan beelaha somaliyeed ee dega gobolada dhexe ee dalka.

Saraakiisha dhintay ayaa meeydadkooda laga dhex helay dhismaha taliska Ciidanka kadib markii uu qaarkood ku dumay dhismaha halka sidoo kalena ay galeen birahii faniinka qaraxa.

Gaashaanle dhexe Axmed Cabduqadir Cabdulle Gorod. ,Habargidir, Sacad ,reer Jalaf.

1-  Kabtan Cabdi Xasan Cabdulle boqol , Hawiye, Duduble. wuxuu boqol ahaay farsamo yaqaan ku xeeldheer sameeynta qoryaha nuucyadooda kala duwan.
2- Cali Cabdi Yusuf – Cali karadhi , Habargidir, Sacad, Reer Awbakar Culus.
3- Cabdifitaax Axmed Cartan Gaani Gorod. Habargidir, Sacad , Reer Jalaf.
4- Maxamuud Dahir Faarax Qooleey , Habargidir, Saleebaan.
Dahir Qoley. Habargidir