Reysulwasaraha dalka Kenya oo ugu baaqey somalida ku nool Dalka Kenya in ey dib ugu laabtaan dhulkooda

Raysal wasaaraha dalka Kenya Raila Odinka ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya waxa uu ugu baaqay in dib ay isaga laabtaan wadankooda hooyo uu sheegay in haatan uu yahay mid nabadgalyo ah oo aanay ka jirin wax dhibaato.

Rayla Odinka ayaa tilmaamay in haatan loo baahan yahay in si dhaqsi ah dib loogu masaafuriyo Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaan waxa uu si gaar ah farta ugu goday Soomaalida ku dhaqan xerada qaxootiga ee Dhadhaab ku jirta.

isagoo ku eedeyay inay ku lug leeyihiin falal argagixiso ah uu sheegay inay ku sii kordhayaan gudaha dalka Kenya gaar ahaan magaalooyin badan oo Kenya ku yaalo sida Nairobi,Mandheera,Gaarisa iyo Magaalo xeebeedka ee Mombasa ee dalka Kenya.

Hadalka ka soo baxay Raysal wasaaraha dalka Kenya Raila Odinka ee ku aadan Soomaalida ay dib isaga laabtaan dhulkooda hooyo ayaa waxa uu sheegay in jawaab ay u tahay qaraxii dhawaan ka dhacay masjidka ku yaala dalka Kenya gaar ahaan xaafada Islii ee Hidaaya lagu magacaabo.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

xildhinaada Xildhibanada barlamanka oo mar kale Kalsoonida siiyey Xukuumada Mooshinkiina daaqada ka saarey
- May 22, 2013
Xildhibaannada baarlamaanka ayaa dib uga laabtay maanta Mooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida ...
AU_&_Somalia_1 Ra’iisul wasaaraha Dalka Somaliya oo maanta la kulmey Wakiilka Midowga Africa u qabilsan Somaliya
- May 22, 2013
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu ...
mooshin Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...
DSC03383 Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada
- May 22, 2013
Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan ...
barlaman Xildhibanada Barlamanka oo maanta ka doodi doona Moshinkii dhawaan la horgeeyey Barlamanka
- May 22, 2013
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ey ka doodaan mooshin ka dhan ...