Ugaas Maxamed Weli oo ugu Baaqey Odoyaasha dhaqanka Beesha SADE ee Gobolka Gedo in ay isgu yimaadaan Shirweyne looga tashanayo Midnimada Beesha iyo Arimo kale
ka dib Shir Jaraa,id oo uu u qabtey Ugaas Maxamed Weli Sh.Axmed oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Gedo qeybaha kale duwan ee Warbaahinta ayaa waxaa uu si qoto dheer uu uga hadlay baahida loo qabo nabad ka dhalata Gobolka Gedo,isagoo dhinaca kalena ku booriyey Odoyaasha dhaqanka Gobolka in ay isugu yimaadaan shir weyne looga tashanayo Arimaha dhaqanka Gobolka ,Xiriirka u dhaxeeyo Beeesha SADE iyo Beelaha kale iyo weliba arimaha siyaasada Gobolka.
Hadaba waa kan Ugaas Maxamed oo ka hadlaya Shirkiisa Jaraa,id
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Daafeet.Com






