Howlgalo ay sameeyeen Boliiska Kenya oo ey kusoo qabteen Lex Qofood

Ciidanka booliska Kenya ayaa xiray lix qof oo loo maleynayo inay argagaxiso yihiin kuwaas oo lagu qabtay deegaanka Amuma ee u dhow soohdinta u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya.

Lixda qof oo labo ay dumar yihiin ayaa la qabtay ayagoo ku safraya gaari Toyota Land Cruiser ah kaddib markii boolis ka tirsan saldhigga Lagdera ay istaajiyeen si baaritaan caadi ah loogu sameeyo.

Waxaa gaarigii ay saarnaayeen laga helay saddex garneylada gacanta laga tuuro, labo bastooladood iyo 84 xabbadood oo rasaas ah, sida lagu qoray wargeyska Standard.

Madaxa booliska gobolka waqooyi bari Philip Tuimur ayaa sheega inay afar kale baxsadeen kaddib markii ay ka boodeen gaariga oo socda.

Philip wuxuu intaas raaciyay in dadkaasi loo qaaday xeryaha qaxootiga Dhadhaab halkaas oo su’aalo lagu weydin doono.

Daafeet.Coma


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

xildhinaada Xildhibanada barlamanka oo mar kale Kalsoonida siiyey Xukuumada Mooshinkiina daaqada ka saarey
- May 22, 2013
Xildhibaannada baarlamaanka ayaa dib uga laabtay maanta Mooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida ...
xildhi Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
- May 22, 2013
Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay  khal ...
AU_&_Somalia_1 Ra’iisul wasaaraha Dalka Somaliya oo maanta la kulmey Wakiilka Midowga Africa u qabilsan Somaliya
- May 22, 2013
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu ...
mooshin Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...
DSC03383 Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada
- May 22, 2013
Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan ...