Barnaamijkii Dadow Doodnoy oo an Usbuucan diirada ku saari doono xiriirka ka dhexeeya Jaaliyadaha Dibada iyo Masuuliyiintooda

Barnaamijkeenii Dadoow Doodnoy oo aad nooga barateen in aan idin soo gudbino usbuuc walba maalinta Axada ayaa usbuucan waxaa inoogu marti ah Ing Saalax Sheekh oo ka mid ah xubnaha loo soo doortey in ay kasoo shaqeeyaan Maamul Goboleedka Koonfurta Somaliya.

Waxaa kaloo inoogu marti ah Gudoomiyaha Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Dalka Sacuudiga Cumar Boongo iyo Gudoomiye ku xigeenka Jaaliyada Gigil iyo Mirifle ee Dalka Ingiriiska Maxamed Nuur.

Barnaamijka ayaan waxaan diirada ku saari doonaa Usbuucan xiriirka ka dhexeeya jaaliyadaha dega koofurta somaliya ee ku nool dalka dibadiisa iyo masuuliyiintooda ku nool dalka gudihiisa iyo dib u dhis intee la eg ayey ka geysan karaan dalka gudihiisa.

Waxaan kaloo ayanu su’aalo ka weydiin doonaa arimaha ku saabsan Jaaliyada ahaan inta ey la eg tahay isku xirnaantooda dalalka ey ku nool yihiin maadaama meelo badan oo dibada ah ay ku kala daadsan yihiin.

 

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

xildhinaada Xildhibanada barlamanka oo mar kale Kalsoonida siiyey Xukuumada Mooshinkiina daaqada ka saarey
- May 22, 2013
Xildhibaannada baarlamaanka ayaa dib uga laabtay maanta Mooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida ...
xildhi Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
- May 22, 2013
Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay  khal ...
AU_&_Somalia_1 Ra’iisul wasaaraha Dalka Somaliya oo maanta la kulmey Wakiilka Midowga Africa u qabilsan Somaliya
- May 22, 2013
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu ...
mooshin Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...
DSC03383 Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada
- May 22, 2013
Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan ...