Madaxweynaha Dowlada Fedralka Somaliya oo sheegey in Alshabab ey ka sifeyn doonaan guud ahaan Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in dowladiisu ay wiiqisay Awoodii Al Shabaab islamarkaana ay wadaan in maamulkooda ay ku baahiyaan meelo badan oo dalka ka mid ah.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in Waxgarad ay u direen goobaha ay Al Shabaab ay maamulaan si dhalinyarada u dagaalamaya looga dhaadhiciyo in ay ku soo biraan dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in aysan wax wadahadal ah laga leyn Ajaanibta ka dagaameysa Soomaaliya ee la socota Al Shabaab waxana uu Madaxweynuhu hoosta ka xariiqay in awood ay uga saari doonaan dalka.

Si kastaba arintu ha ahaatee hadalka madaxweynaha ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xilli dowladda ay isku fidineyso meelo badan oo dalka ka mid ah islamarkaana ay ka qabsadeen Al Shabaab.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

xildhinaada Xildhibanada barlamanka oo mar kale Kalsoonida siiyey Xukuumada Mooshinkiina daaqada ka saarey
- May 22, 2013
Xildhibaannada baarlamaanka ayaa dib uga laabtay maanta Mooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida ...
xildhi Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
- May 22, 2013
Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay  khal ...
AU_&_Somalia_1 Ra’iisul wasaaraha Dalka Somaliya oo maanta la kulmey Wakiilka Midowga Africa u qabilsan Somaliya
- May 22, 2013
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu ...
mooshin Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...
DSC03383 Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada
- May 22, 2013
Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan ...