Maddaxweynaha oo ka hadley arimiha jubooyinka iyo isbaaroyinkii laga qaadey Muqdisho

Madaxweynaha Dowlada Federalka  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Gobalada Jubbooyinka ayaa wuxuu sheegay in Jubbooyinka ay kamid yihiin dalka Soomaaliya Dowladda Kenyana ay door ku leedahay arimaha Soomaliya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Kenya ay muujisay taageero ballaaran oo u hayso shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda intaba islamarkaana aysan jirin arin ay ku kala duwan yihiin Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Kenya.

Madaxweynaha Dowlada Federalka  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhalinyarada ka tirsan Dowladda Soomaaliya ee laga qaaday goobaha isbaarooyinka inay Dowladda Soomaaliya uwado qorshayaal kala duwan.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in dhalinyarada loo kala qeybinayo qof waliba iyo xirfada uu yaqaan isaga oo tilmaamay in intii ku biiri karta ciidamada ammaanka Dowladda lagu darayo qaarna loo sameynayo dhaqancelin.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

sera Xog:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Iscasilay.
- May 24, 2013
Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay isa soo tarayeen warar sheegaya in xilkaqaadis lagu samayn ...
bananbax Bananbax lagu taageerayo ka noqoshada Moshinka oo maanta ka dhacay Muqdisho
- May 23, 2013
Banabax taageero loo muujiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga laabteen mooshinkii ay ka ...
puntland Maxkamada ciidanka Qalabka sida ee Puntlan oo Dil ku kooxo ka dambeeyey Dilkii alaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey
- May 23, 2013
Maxkamada ciidamada qalabka sida Puntland ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ...
xasan Madaxweynaha oo ka qeyb galey munaasabad loogu dabaal dagaayo 50 Guuradii Ururka Midowga Afrika oo lagu qabtey Muqdisho
- May 23, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabad loogu dabaal-dagayay 50-guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay ...
sacid Rai’sulwasare Saacid oo sheegey in uusan wax balan qaad ah oo loo sameeyey Xildhibaanadii ka laabtey Mooshinka
- May 23, 2013
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo markii ugu horreysay ka hadlay ...