Xubnaha Balamaanka Somaliya oo ku amaaney Dalka jabuuti kaalinta ey ka qaadaneyso Horumarinta Dalka Somaliya

Xidlhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa tallaabo horumar leh ku tilmaamay kaalinta Jabuuti ay ka qaadanayso dalka Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa sheegay in Jabuuti ay tahay dalka Labaad ee Soomaaliya taasi oo lagu saleeyay in Dowladdo dhowr ah lagu soo dhisay dalka Jabuuti marka laga reebo Dowladii Kenya lagu soo dhisay.

Waxa ay sheegeen Xildhibaanada in dadka Soomaalida ah ee ku nool Xerada Dhadhaab ay aad uga walwalayaan balse aysan ka welwelin dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Jabuuti.

Hadalkan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xili uu magalada Muqdisho ku sugan yahay wafdi uu hogaaminayo Guddoonka Baarlamaanka dalka Jabuuti uuna ka qeyb qaatay kulan Baarlamaanka uu ku lahaa Golaha shacabka.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

australia SHIR LOOGA SOO HORJEEDO DHISMAHA DOWLAD KU SHEEGA JUBALAND
- May 19, 2013
Waxaa magaaladda Melbourne, Australia lagu qabtay shir oo ka soo qayb galeen guddiga maamulka ...
phone Qurbo joogta Digil oo ka jawaabtey gudiga uu sameeyey Shariif Maxamed
- May 18, 2013
Shaley gelinkii dambe aya qadka telfoonka waxaa kula ku yeeshey odayaal iyo indheer garad ...
odoyaal dm Odayaal iyo xildhibaano kasoo jeeda Gobolada koonfurta somaliya oo booqdey xerooyinka barakacayasha
- May 18, 2013
Odayaal, Suldaano iyo xildhibaano kazoo jeeda Gobolada koofurta somaliya ayaa booqdey xerooyinka barakacayasha ayagoo ...
kism Wafdi ka socdey Igad oo kol dhow gaarey Magalada Kismaanyo
- May 18, 2013
Wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa barqadii maanta gaaray ...
ahlusuna Maamulka Ahlusuna ee Gobolka Gedo oo sheegey iney dileen 12 ka mid Alshabab
- May 18, 2013
Maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal shalay galinkii dambe ka ...