Mahiga oo u hambalyo ku aadan sannadka cusub u direy shacabka somaliyeed iyo hogaankooda

mahigaWakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Augustine Mahiga ayaa ugu hambalyeeyay hoggaanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed sanadka cusub.

Warqaddiisa wuxuu ku xusay in sanadkii tegay uu Soomaaliya u ahaa mid taariikhi ah oo horumarro waa-weyn laga sameeyay arrimaha siyaasadda.

Wuxuu sheegay in guulaha la gaaray sanadkii 2012 ay sabab u ahaayeen iyadoo la dhaqan-geliyay hannaan loo dhan yahay oo waadax ah oo dalka looga saarayay xilliga ku-meel-gaarnimada.

Wuxuu sheegay in toddobaadyada soo socda uu xafiiskooda 100% u guurayo magaalada Muqdisho, isagoo u jeediyay xubnaha kale ee beesha caalamka inay yimaadaan Muqdisho.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

farole Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo ka hadley Dastuurka soona dhaweeyey Maamulka loo dhisey Jubaland
- May 21, 2013
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka hadlay Dastuurka dalka iyo ...
baris Ciidamada Boliska iyo kuwa Nabadsugida oo maanta howlgalo lagu sugaayo amaanka ka sameeyey Magalada Muqdisho
- May 21, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska Iyo Nabadsugida ayaa saaka howlgal wadajir ah waxa ...
baydhabo Muran dhexyaaley Maamulka Gobolka Bay oo lasoo Af-jarey
- May 21, 2013
Khilaaf dhowaan soo kala dhex galay maamulka cusub ee ku-meel-gaarka ah ee dowladda Soomaaliya ...
xildhinaada Qaar ka mid ah Xildhibaanadii Mooshinka geeyey oo dib u gurasho sameeyey
- May 21, 2013
Xildhibaanno ka mid ah kuwii mooshinka ka geeyay xukuumadda Soomaaliya ayaa qaarkood sheegay inay ...
wadajiro Wararka Wadajirradio Atlanta.
- May 20, 2013
---Madaxweynaha Soomaaliya oo Soomaaliland oo ugu baaqay in ay la midowdo mar kale Soomaaliya ...