wp_flash_img_show will display here (config: default)

Ciidanka Jabuuti oo tababar ugu soo gabagabeeyey Magalada Beledweyne kooxo la qarameeyey

jabutiSaraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Maleeshiyo beeleedyo ku sugnaa Magaaladaasi tabar loo sameeyay islamarkaana lagu daray Ciidamada dowladda Soomalia.

Taliyaha Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa waxaa uu warbaahinta u sheegay in Ciidamadaasi la qarameeyay meeleeshiyaadka ahaa islamarkaana lagu biiriyay cidiamada dowladda.

Si kastaba arintu ha ahaatee ciidamada la qarameynayo ayaa waxaa ey ka socotaa guud ahaan dalka somaliya taasoo ey sababtey in laga kaaftoomi waayey in la qarameeyo maleeshiyaadii horey u joogey degmooyinka iyo gobolada qaarkood.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii U Danbeeyay

Nigerian reinforcements ECOMOG peacekeep Ciidamada Sierra Leone oo Maanta Gebi Ahaantood Ka Baxay Dalka Somaliya
- Dec 18, 2014
Ciidanka Sierra Leone ee qeybta ka ahaa howlgalka AMISOM ayaa maanta ka baxaya magaalada ...
sidikoumaman660 U qeybsanaha Arimaha Africa oo soo Dhaweeyey Magacabista Reysuwasaraha Cusub
- Dec 18, 2014
Madaxa U qeybsamaha midowga Afrika Ee Soomaaliya Maman S. Sidikou ayaa soo Dhaweyay Magacaabista ...
xasan Madaxweynaha Dowlada Federalka Xasan Sheekh oo Ku Wajahan Magalada KIsmaanyo Si uu uga Qeyb Qaato Bixitaanka Ciidanka Sierra Leone
- Dec 18, 2014
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ku wajahan Kismaayo, ...
Sharmarke War Deg Deg Ah Cumar Cabdirashiid oo Loo Magacaabey Reysulwasaraha Cusub
- Dec 17, 2014
Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa goor-dhow u magacaabay xilka ra’iisul wasaaraha ...
ilyaas Daawo:- Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Ilyaas Qalinloo Dooda Ka Qeyb Qaatey
- Dec 17, 2014
Barnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa Horn Cable Tv ayaa xalay diirada lagu saaray ...