Duqa magalada Muqdisho oo ka codsadey Somalida in laga qeyb qaato dhismaha Tiyaatarka

tarsanGanacsatada ku sugan magaalada Muqdisho iyo Soomaalida ku nool qurbaha ayaa laga codsaday inay ka qeyb-qaataan dib u dhiska tiyaatarka qaranka.

Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa sheegay inuu tiyaatarku ka mid yahay xarumaha muhiimka ah ee dadweynaha ee sida ba’an ugu waxyeelloobay dagaalladii 20-kii sano ee la soo dhaafay ka dhacay dalka.

Wuxuu sheegay in looga baahan yahay bulshada qeybaheeda kala duwan inay ka qeyb-qaataan dib u dhiska xarumaha muhiimka ah ee dalka.

Golaha Murtida iyo Madaddaallada qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa dib loo furay bishii March ee sanadkii la soo dhaafay kaddib 21 sano oo uu xirnaa.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

sera Xog:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Iscasilay.
- May 24, 2013
Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay isa soo tarayeen warar sheegaya in xilkaqaadis lagu samayn ...
bananbax Bananbax lagu taageerayo ka noqoshada Moshinka oo maanta ka dhacay Muqdisho
- May 23, 2013
Banabax taageero loo muujiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga laabteen mooshinkii ay ka ...
puntland Maxkamada ciidanka Qalabka sida ee Puntlan oo Dil ku kooxo ka dambeeyey Dilkii alaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey
- May 23, 2013
Maxkamada ciidamada qalabka sida Puntland ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ...
xasan Madaxweynaha oo ka qeyb galey munaasabad loogu dabaal dagaayo 50 Guuradii Ururka Midowga Afrika oo lagu qabtey Muqdisho
- May 23, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabad loogu dabaal-dagayay 50-guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay ...
sacid Rai’sulwasare Saacid oo sheegey in uusan wax balan qaad ah oo loo sameeyey Xildhibaanadii ka laabtey Mooshinka
- May 23, 2013
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo markii ugu horreysay ka hadlay ...