Wasiirka Gaashaandhiga oo ka hadley safarka uu ku tegey baydhabo

faqiWasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa  faahfaahin ka bixiyay socdaal wafdi uu hoggaaminayo oo dowladda ka tirsan uu ku joogo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Cabdixakiim Fiqi ayaa la hadlay dadka ku nool Baydhabo, isagoo sheegay in ujeedka socdaalkooda uu ahaa qiimeynta xaaladda dadka ku nool Baydhabo iyo midda ay ciidamadu ku sugan yihiin.

Wasiirka ayaa sheegay  in muddada ay joogaan Baydhabo ay si qota dheer u eegi doonaan xaaladda ay ku sugan yihiin ciidamada, iyagoo ku dedaali doona daryeelka ciidamada.

Wuxuu shacabka Baydhabo uga mahadceliyay taageerada ay dowladda u muujiyeen, isagoo rajo wanagsan ka muujiyay in deegaannada gobolka Baay ee ay hadda ku sugan tahay Al-Shabaab dhowaan laga saari doono.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

breaking n War Deg Deg Ah:- Rag isku Qarxiyey Xarunta UNDP ee Magalada Muqdisho
- Jun 19, 2013
Warar goordhaweyd aynu ka helney Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ...
sacid Reysulwasaraha Dowlada Federalka oo sheegey in xukuumadiisa ey Muhiimada koowaad saari doonto Waxbarashada
- Jun 19, 2013
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi faarax Shirdoon ayaa ka hadlay qorshaha ...
jeylani Wefdi uu Hogaaminaayo Gudomiye Kuxigeenka Kowaad ee Barlamaanka oo ka qeyb galaya Shirka ACP-EU
- Jun 19, 2013
Wafdi ka socda baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay muddo 20 sano ah ...
amison Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowlada oo la wareegey deegaanka Furuqleey
- Jun 18, 2013
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay shalay deegaanno ka tirsan gobolka ...
kismaayoow Gudomiye ku xigeenkii hore ee Maamulka Magalada Kismaanyo oo la dhaawacay
- Jun 18, 2013
Warar naga soo gaarey Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ...