98

Maamulka Magaalada Gaarisa oo ku eedeeyey in ey somali ka dambeyso rabshadaha ka dhacaya Dalka Kenya

kenya_map_garissa_0_0Gudoomiyaha degmada Gaarisa Maxamed Macallin Isagoo u waramayay Wargeyska The Daily Nation ayaa ku eedeysay askar horey uga tirsaneyd ciidanka dowladdii Federaalka KMG ahayd ee Soomaaliya inay ka dambeeyaan weerarrada iyo ammaan darrada ka jirta magaalada Gaarisa ee NFD

Guddoomiyaha degmada Gaarisa Maxamed Macallin ayaa ku eedeeyay dhallinyaro Soomaali Kenyan ah oo ka goostay ciidankii dowladdii KMG ahayd inay ka dambeeyaan falalkii amaandari ee ka soo cusboonaaday magaalooyinka muhiimka ah ee dalka Kenya.

Gudoomiyaha Degmada Gaarisa Maxamed Macallin ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada uu ku eedeeyay in ay ka danbeeyaan falalka amaandari ee Kenya, ay tababar ku qaateen gudaha dalka Kenya,kuwaasi oo la doonayay in ay qeyb ka noqdaan dagaalada dalka Soomaaliya lagula jiro Ururka Al-shabaab,islamarkaan uu sheegay Gudoomiyaha inay Baalmareen.

Waxa uu sidoo kale Gudoomiyaha sheegay in marka laga soo tago ka qeyb qaadashada dagaalka Soomaaliya ay dib ugu laabteen Kenya halkaasina ay ka bilaabeen dhibaateynta amaanka dalka Kenya,waxuuna si gaar ah uu u xusay in amaandarida ka jirta Magaalada Gaarisa ay iyagu ka danbeeyaan.

Daafeet.Com


<


daafeet.com Kala Soco Warar Xaqiiqo Ah Email:comments@daafeet.com Email:webmaster@daafeet.com

daafeet.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Fadlan Riix hoose hadaad tahay ilbax

WARARKII KU DHAAFAY

PIC1 Nala Dhegeysta Hordhac Qeyb Ka Mid Ah Barnaamijki Intee Iin Jeedne
- Aug 28, 2016
Waxaan maalmaha soo socda indiin soo gudbin doonaa barnaamij cusub oo la magac baxay ...
somaliland Dhegeyso:Maamulka Somaliland oo Ku Eedeeyey Dowlada Federaalka Armo Xasaasi Ah
- Aug 28, 2016
Maamulka Somaliland ayaa Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya ku eedeeyeen in ay burburiyeen Heshiisyo ay ...
kismanyo Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo Ka Cabanaaya Qaxootiga Ka Imaanaya Dalka Kenya
- Aug 28, 2016
Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ...
wajid Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Waajid oo Ka Hadlaya Dhibaatooyinka Hesyta Shacabka Ku Nool Degmada
- Aug 28, 2016
Waxaaba gebi ahaan go,an wada isku xirta degmada baydhabo iyo waajid taasoo kentey in ...
tarzan Dhegeyso:Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Ka Deyriyey Qaabka La Rabo In Loo Qabto Doorashoonka Dalka Ka Dhici Doona
- Aug 27, 2016
Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo hadlay warbaahinta ayaa Walwal ka muujiyay Qabsoomida Doorashooyinka Dadban ...
cabdifataax Dhegeyso Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Dhaqaalaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Aan Ka Wareysaney Barnaamij Isbuucii Tegey Lagu Qabtey Degmada Afgooye
- Aug 27, 2016
Barnaamij loogu magac darey bulsho bile ayaa isbuucii tegey lagu qabtey degmada afgooye ee ...
amin-camir Daawo sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Damaljadiid oo Raadineysa Odey Dhaqameedyo Cusub
- Aug 26, 2016
Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir ka turjumaaya damaljadiid oo ...
ceelbarde Gudoomiyaha Degmada Baardheere oo Ku Dhaawacmey Weerar Bam Gacmeed Ah
- Aug 26, 2016
Gudoomiyaha degmada Baardheere C/laahi Nuur Xasan (Cadoow) iyo xubno ka tirsan maamulka degmada oo ...
gafow Dhegeyso Taliyaha Nabadsugida Dowlada Federaalka oo Sheegey Iney Ka War Hayeen Qaraxa Intuusan Dhicin Ka Hor
- Aug 26, 2016
Taliyaha nabadsugida dowlada federaalka General C/llaahi Gaafow oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ...
banadir beach Weerar ay Alshabab Xalay Ku Qaadey banaadir Beach oo Ay Ku Dhinteen In Ka Badan 10 Ruux
- Aug 26, 2016
Kooxda alshabab weerar ay xaley ku qaadey Banadir Beach ayaa waxaa lagu waramayaa in ...