Wasiirada arimaha Dibada Dalka Somaliya oo la kulantey William Hague

fosiyaRaysul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo booqasho ku joogta dalka Britain ayaa  maanta magaalada London kula kulantay xog-hayaha arrimaha dibadda Britain William Hague.

Xoghayaha ayaa qado sharaf u sameeyay marwo Fowsiyo, waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo ballaarinta kaalmada dowladda Ingiriiska ay siiso Soomaaliya

Kulanka wasiirrada oo ka dhacay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ee Britain aya wuxuu qaaday muddo saacado ah, iyadoo markii uu kulank soo xirmay ay labada wasiir arrima dibadeed ay si wadarjir ah ula hadleen saxaafadda.

Raysul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo xoghayaha arrimaha dibedda Ingiriiska William Hague ayaa  waxay kaloo isla soo qaadeen  wixii  ka qabsoomay shirkii London ka dhacay bishii February ee sanadkii la soo dhaafay iyo sidii safaarad looga furi lahaa dalka Britan.

 

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii U Danbeeyay

xasan xanafi Xasan Xanafi oo Boliiska Keynya U Qirtey Inuu Yahay Ninkii La Raadinaayey
- Aug 23, 2014
Muwaadin Soomaaliyeed oo ay ciidamada sir-doonka Kenya qabteen horraantii bishan ayaa markii ugu horreysay ...
amisom Ciidamada Amisom iyo Kuwa Dowlada Federalka oo La Wareegey gacan ku Heynta Degmada Tiyeegloow
- Aug 23, 2014
Ciidamada dawladda Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa Al-shabaab ka qabsaday degmada Tiyeegloow ee gobolk ...
maxamud sayid Daawo:- Munaasabad lagu Soo Dhaweynayey Madaxweyne kU Xigeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamuud Sayid Adan oo Lagu Qabtey Xarunta ADC-da
- Aug 22, 2014
Munaasabad lagu soo dhaweynayey Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamuud Sayid  oo beryahan ...
mahad Dhegeyso:- Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolka Bay Oo Ka Hadley Nabadgelyada Gobolka
- Aug 22, 2014
Taliyaha ciisdanka boliska gobolka bay Mahad cabdirahman ayaa sheegey in magalada baydhabo eysan wax ...
afgooye Ogeysiis Ku wajahan Dhamaan Shacabka Kasoo Jeeda Dedmada Afgooye Meel Walba oo Ay Joogaan
- Aug 22, 2014
 Afgoi Action Council  waxaa uu ku wargelinayaa dhamaan shacabka kasoo jeeda degmada afgooye  in uu ...