Raysulwasaraha Somaliya oo manta xafiiskiisa kula kulmey wafdi ka socda Qaramada Midoobey

shirdonR/wasaaraha Soomaliya Cabdi Faarax Shirdoon  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo maanta Muqdisho socdaal ku yimid.

Kulankaan oo ahaa mid ay albaabada u xiran yihiin ayaa waxaa xafiiska R/wasaaraha dalka ku yeeshay R/wasaare Saacid oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha wasiirrada iyo wefdi ka socda Q.M uu hogaaminayay kaaliyaha xoghayaha guud ee Q.M u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jefery feltman.

Wefdiga ka socday Qaramada Midoobay waxaa kamid ah wakiilka gaarka ah ee xighayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya ambassadoor Mahiga iyo saraakiil kale.

Kulanka markii uu soo idlaaday waxaa saxaafadda si wadajir ah ula hadlay R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax shirdoon iyo madaxa wafdiga Q.M hogaaminayay Mr Feltman .

R/wasaarah ayaa sheegay in ay ka wada hadleen isbedelka siyaasadeed oo ay damacsantahay xukuumadda Soomaaliya iyo kaalinta ay Q.M ka qaadan karto caawinta Soomaaliya.

Sidoo kale Kaaliyaha xoghayah guud ee Q.M u aqaabilsan siyaasadda Mr Feltman ayaa xusay in kulankan uu daba joogo kulankii uu dhawaan Addis ababa kula yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh xog’hayaha Q.M Banki muun.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii U Danbeeyay

mahad Dhegeyso:- Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolka Bay Oo Ka Hadley Nabadgelyada Gobolka
- Aug 22, 2014
Taliyaha ciisdanka boliska gobolka bay Mahad cabdirahman ayaa sheegey in magalada baydhabo eysan wax ...
afgooye Ogeysiis Ku wajahan Dhamaan Shacabka Kasoo Jeeda Dedmada Afgooye Meel Walba oo Ay Joogaan
- Aug 22, 2014
 Afgoi Action Council  waxaa uu ku wargelinayaa dhamaan shacabka kasoo jeeda degmada afgooye  in uu ...
baritan Howlgalo Balaaran oo Saaka laga Wado Degmada Huriwaa Ee Gobolka banadir
- Aug 22, 2014
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ka wada saaka howlgallo baaritanano ah degmada Huriwaa ee gobolka ...
ninii SHACABKA KONFUR SOMAALIYA, BENADIIR IYO XAMAR MARNA MA CAFINAAYAAN –“FI DUNYA WA FIL AAQIRA”..KUWA EEY KA MID YAHIIN!!!
- Aug 22, 2014
Dagaal oogayaalki ku soo duulay kana masuul ah dagaalada sokeey oo ila hada dalka ...
calanka Sharafi Waa Gobonimo Ee Soomaaleey Halkee La Inoo Wadaa?
- Aug 22, 2014
Waa suaalo loo baahan yahay in la is weydiiyo halka somali loo wado iyo ...