Madaxweynaha Dowlada Federalka oo wareysi gaaban siiyey Laanta Afsomaliga BBC

xasanMadaxweynaha Soomaaliya oo maanta la hadlayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu ka hadlay arimo badan oo quseeya Soomaaliya iyo Somaliland .

Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku joogo dalka Belgiumka ayaa sheegay in Soomaaliya ay mid tahay Islamarkaana Aqoonsiga dowladiisa ay heshay cidkasta oo Soomaali ah dan ay u tahay.

Madaxweynaha ayaa muujiyay Midnimadaas inaysan leheyn ehelkiisa oo ay leeyihiin Soomaali Weyn,taas oo dhinac uu ugu xaarayo wararka sheegayay Somaliland iney ka soo horjeedo Talabooyinka Dowladiisa .

Wuxuu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya in Somaliland ay dhankeeda ay ka leedahay faa’idadada kasoo baxda aqoonsigaas laakiin wax dhib uguma imaanayaan ayuu yiri.

Xasan sheekh ayaa sidoo kale sheegay in dowladiisa cadaadis aysan ku rabin wadahadalada dowlada iyo maamulada dalka ka jira,cadaawadna uma qabno ayuu yiri Somaliland iyo Puntland.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

somali Somalia to take over control of airspace by year end
- May 20, 2013
Somalia is preparing to take over the control of its airspace from the International ...
wadajiro Wararka Wadajirradio Atlanta.
- May 20, 2013
---Madaxweynaha Soomaaliya oo Soomaaliland oo ugu baaqay in ay la midowdo mar kale Soomaaliya ...
kis Warbixin dhab ka hadal ah..Kismaayo nasiib daranaa, Anaa leh iyo anaa Taabsaday badanaa, Qabiilo isku baheysta hadba badanaa.
- May 20, 2013
Kismaayo nasiib daranaa, Anaa leh iyo anaa Taabsaday badanaa, Qabiilo isku baheysta hadba badanaa. Halkan ...
xil Xildhibaano kala ujeedo ah balse ku midaysan ridida Saacid.
- May 20, 2013
Xildhibaano aanan isku dan aheyn oo ka tirsan barlamanka Soomaaliya ayaa isku fakir ka ...
askar Dagaal ka dhacay Faafax-dhuun iyo mushaaraad la qeybiyey askarta Dowlada.
- May 20, 2013
Dagaal xoogan oo la isku adeegsadey Hubka noocyadiisa kale gedisan ayaa fiidnimadii xaley waxaa ...