Ogeysiis Dhamaan Aqristayaasha Daafeet.com

ogay2Dhamaan aqristayaasha websidka Daafeet.Com waxaan idinku wargelineynaa  in isbuuca soo socda barnaamijkeenii Dadow Doodnoy aan ku wareysan doono Mudane Madoobe Nuunow oo ahaan jirey xildhibaan ka tirsanaa dowladii hore hadana ka mid ah Gudiga farsamada ee maamul u sameynta Koonfurta Somaliya.

Sidaas daraadeed waxaan jeclaan laheyn in qofkii doonaya inuu su,aal weydiiyo Madoobe Nuunow uu su,aalaha inoogu soo diro emailada kala ah comments@daafeet.com iyo ishabaydhaba@hotmail.com .

 

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii U Danbeeyay

Calanka koonfur Jaaliyada Koonfur Galbeed ee North America Oo Cambaareerey Falkii Foosha Xumaa ee Ka Dhacay Magalada Baydhaba
- Oct 30, 2014
Aqriso warqadan cambaareynta ah ee kasoo baxdey jaaliyada koonfur galbeed ee qaarada ameerica Daafeet.Com
canada Daawo Dadnimada Iyo Sharafta Ka Muuqata Shacabka Reer Canada
- Oct 30, 2014
Dhacdo aad u xanuun badan oo ay ka dhiidhiyeen dhamaan shacabka reer canada ayaa ...
banki Banki Moon oo Maanta Soo Gaarey Magalada Muqdisho
- Oct 29, 2014
Wafdi uu hoggaaminayo xoghayaha guud ee QM, Ban Ki-Moon ayaa Muqdisho soo gaaray goor ...
xaabsade Daawo Warsaxaafadeed Looga Soo Horjeedey Wixii Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhabo
- Oct 29, 2014
Daawo warsaxaafadeedkan oo ay ku wada kulansan yihiin qaar ka tirsan xilidhibano dhibsadey dhacdadii ...
biyo dhaamin aad u sareysa Hay’adda SADO oo Howlo Gurmad Biyo dhaamin ah ka sameysay Gobolka Gedo(Sawiro)
- Oct 29, 2014
Howshan balaaran ee gurmadka Biyo dhaaminta ah ee ay Hay,adda Samafalka SADO ay ka ...